Somaliland oo dil ku xukuntay Maxaabiis ay ku qabtay dagaalka Laascaanood

Somaliland ayaa sheegtay in 9 maxbuus oo ay ku qabatay dagaalkii Laascaanood ay soo taagtay maxkamad milateri, waxaana lagu soo eedeeyey qodobada 184, 185, 187aad ee Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed, oo ka hadlaya inay Khiyaano-Qaran sameyeen, cadow la safteen kuna soo duuleen wax logu yeeray Qaranimada Somaliland. Maxkamadda ayaa dhamaan maxaabiistan dil toogasho ah ku xukuntay, … Continue reading Somaliland oo dil ku xukuntay Maxaabiis ay ku qabtay dagaalka Laascaanood